Cabdirashiid Janan oo goor dhow gaaray Magaalada Kismaayo
Wasiirkii Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose waxaana la soo sheegayaa inuu halkaasi doon ku tagay. Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Mohamed Ahmed Sabriye ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan uu barqadii maanta gaaray Kismaayo. Dowladda Soomaaliya ayaa baadi goob ugu jirtay Cabdirashiid Janan oo dhawaan … Continue reading Cabdirashiid Janan oo goor dhow gaaray Magaalada Kismaayo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed